susunQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Tax tiro ah oo midba kan ka horreeya ka badantahay ama ka yartahay tirooyin isla eg.ld sunsun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sunsunQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)Macnaha:Wax badan aayar wada socosho. ld sulsul, sunsun².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0