taaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg taar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
taarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:1. War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro. 2. Silig wax lagu oodo. 3. (muus.) Daf afar geesle ah.Rati raran oo taagan wax saarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0