taar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rar, m.l)
Macnaha:
- 1. War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro. 2. Silig wax lagu oodo. 3. (muus.) Daf afar geesle ah.
- Rati raran oo taagan wax saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

