taf
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-fo, m.l)
Macnaha:
- 1. Maro dacalkeed. 2. Bowdada inteeda hoose.
- 1. Meel aan sallaan loo fuulo lahayn korid. 2. Cid turunturreyn.
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-fo, m.l)
Macnaha: