tallanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Laballaabow; shaki; walaac. 2. ld tallamid.Ka t.: wax samayntooda ku fekerid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
laballaabowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Kala doorashawaayidda qof laba arrimood oo gudboon kala dooran waayo. ld laballaaboobid.Qof laba arrimood oo gudboon kala dooran waayid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shakiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dareen qofka ku dhaliya inuu wax xaqiiqdiisa sugiwaayo.Wax xaqiiqdooda sugi waayid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
walaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Iahawareer; isla-hadal; walwal.1. Laba arrin kala doorashadood ku fikirid. 2. Dhibaato yar xal degdeg ah u waayid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
tallamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg tallan². ld tallan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0