walaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Iahawareer; isla-hadal; walwal.1. Laba arrin kala doorashadood ku fikirid. 2. Dhibaato yar xal degdeg ah u waayid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
walwalQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Layr qabow oo xilliyada qaarkood galabtii timaada; geyr. 2. Welwel, werwer. ld warwar¹, welwel¹, werwer¹.Cid walbahaarid. ld warwar², welwel², werwer².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0