tantoon

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)

Macnaha:

  1. Cid tantoonyo ku dhufasho. ld tantoonyee, tatoon, tatoonyee.

tantoonyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyey, -yeysey)

Macnaha:

  1. ld tantoon.

tatoon

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-oomay, -oontay)

Macnaha:

  1. ld tantoon.

tatoonyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

Macnaha:

  1. ld tantoon.