tashiilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Sahay ama wax kale oo la dhaqaaleeyo si ayan durba u dhammaan; maradhaaro; dhaqaale.Wax dhaqaalayn; beekhamayn.