teenna
Qaabnax: mu.lh.dh
Macnaha:
- (kuweenna, w) Maga-cuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aannu leennahay.
- Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aannu leennahay. Tus. “Shirka aan ku qabanno xarun-teenna”. ld teen.

