teen

Qaabnax: dk.lh.dh

Isrogrogga: (-teen)

Macnaha:

  1. ld teenna².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

teenna

Qaabnax: mu.lh.dh

Macnaha:

  1. (kuweenna, w) Maga-cuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aannu leennahay.
  2. Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aannu leennahay. Tus. “Shirka aan ku qabanno xarun-teenna”. ld teen.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur