tillaab

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bay, -btay)

Macnaha:

  1. ld tallaab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tallaab

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bay, -btay)

Macnaha:

  1. Meel dhanka kale uga gudbid. ld tillaab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur