tallaabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya. 2. T. qaad: arrin wax ka qabasho. 3. (fk) T.t.: tartiib tartiib. ld tillaabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

t

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ta') Xarafka sagaal iyo tobnaad ee alifka soomaalida, waana shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tillaabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld tallaabo.