timir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed u eg geedaha baarta. 2. Miraha geedkaas ka baxa, sonkor baa ka buuxda, laf yar oo adagna way ku dhex-jirtaa.