toobke

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Haruubgaal; gaawe. ld doobi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haruubgaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Haruub weyn oo geela lagu liso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaawe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Haruub weyn oo geela lagu maalo, toobe; haruubgaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doobi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Weel af ballaaran, dabool lahayn, la tolay ama la qoray oo geela lagu maalo. ld doobke, doobte, toobke, toobte.
  2. ld doobbi².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur