bireQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Macnaha:Weel qori ka samaysan leh af ballaaran sidde la qabsado oo geela lagu maalo, gaawe, toobke. ld bure.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bureQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld bire.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0