doobi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Weel af ballaaran, dabool lahayn, la tolay ama la qoray oo geela lagu maalo. ld doobke, doobte, toobke, toobte.
  2. ld doobbi².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doobke

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld doobi¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doobte

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld doobi¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

toobke

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Haruubgaal; gaawe. ld doobi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

toobte

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld doobi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doobbi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Meel u furan in dadka dharka loogu dhaqo oo lacag looga qaato.
  2. Doobba soo ridid (rati qooqan). ld doobi².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur