tumayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-yo, m.dh)Macnaha:1. Orgi ama wan la dhufaanay. 2. Caws la tumay oo dirmaha laga sameeyo. 3. Roob aan xoog lahayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0