ugbaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhir roob ku da'ay oo baxday oo aan cidi daaqin. 2. Dhul weli ugub ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur