bacrinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhul carrasan oo wax ka soo bixi ogyihiin; ugbaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ugbaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhir roob ku da'ay oo baxday oo aan cidi daaqin. 2. Dhul weli ugub ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00