ukun

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Isrogrogga: (-umo, m.l)

Macnaha:

  1. Shay kakoonsan, qolof adag oo ay dhasho nafleyda inta aan naasleyda ahayn, oo uu ku jiro abuurkii ilmaha iyo nafaqadii korin lahayd.