urugo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Uurkutaallo; tiiraanyo; caloolxumo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

uurkutaallo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen iyo uurxumo gocasho ku dheehan tahay leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tiiraanyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Arrin lala murugoodo, caloolxumo, uurkutaallo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caloolxumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen cadaawad iyo ciilqab leh. ld caloolxumi.