uu

Qaabnax: mu.dhm.y

Macnaha:

  1. Magacuyaal tilmaamaya qofka saddexaad ee kelida lab ah (kan laga hadlayo). Tus. “Wuxuu rabaa inuu wax ka barto”
  2. Erey dareen oo tilmaamaya wax kedo ah ama wax naxdin ah, iwm.