ur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rar, m.l)
Macnaha:
- 1. Wax sanku jecleysto ama necbaysto ee uu dareemo. 2. Qurun.
- 1. Dabayl lixdii bilood doc ka timaadda; neecaw; dabayl. 2. Dhanka dabayshu ka dhacayso. 3. ld ur¹.
- 1. Ur qurmuun yeelasho. 2. U u.: wax nicid. 3. U u.: wax ur qurmuun leh dareemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

