ul

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-lo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. (-lo, m.l) Qori dhuuban, geedaha laga goosto oo loo qaato in laysku daafaco ama xoolaha lagu raaco. 2. Lo'tiradeedu boqol (100) gaartay. 3. Tiro lo'ah oo gaar isula soofta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur