uumi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Humri kulul. 2. Kul; diirimaad.
  2. Wax dab ku diirin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Diirimaadka fallaaraha qorraxda iyo shidaal gubanaya bixiyaan oo jirka nafleydu kahdo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur