uumibax
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-xyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. (fiis.) Isbedelka wejiga hoorku ku noqdo neef ama uumi. Uumibixinta waxay ku dhici kartaa heerkul kasta, dhakhsaheeduna wuxuu la kordhaa heerkulka. 2. (fiis.) Dariiqadda walaxi isaga beddesho dareere isuguna beddesho heerka uumiga ama biyaha hawada ku jira.
- Hoore la kululeeyey qiiq bixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

