Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-yo, m.dh)
Macnaha:
Qaalin, dib markii ugu horraysay qooqay; qooqan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)
Macnaha:
1. Xoolo lab wax qooq hayo ahaansho. 2. Dugaag ama halaq wax dad cun ah ahaansho. 3. Qof kibir badan ahaansho. 4. Gabar wax galmo u baahan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur