badhe
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dhayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (juqr.) Goobo la mala-awaalay oo taalla bartamaha labada cirif dhexdooda, waxaana sameeyay goobahaas sallax la dhex mariyay bartamaha goobahaasi isla markaas waa bartamaha dhulka, waa goobo weyn, wareeggeeduna waa kan ugu dheer ee dhulka; dhulbar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

