wadaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-aamo, m.dh)

Macnaha:

  1. Weel harag, cinjir iwm ka samaysan oo gadaw iyo daddoobbo leh oo inta dawlis lagu xiro ceelasha lagu shubo ama biyaha loogala soo baxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur