taab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bab, m.l)
Macnaha:
- 1. Xargo isweydaarsan oo gadawga wadaanta iyo dhiilaha loo yeelo si markay buuxaan loogu qaado. 2. Agagaarka guriga. 3. Ubaxa ka soo baxa geedka digirta inta uusan miro yeelan. 4. ld taabid.
- 1. Wax xoog ku qabasho. 2. Wax fur ku adkayn.
Lamidka: taabid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

