wadne
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (c.nafl.) Xubin muruq ka samaysan, hoos ka daloosha oo leh qaab toobineed kuna sugan bartamaha saableyda, afkiisuna uu yaraha bidix u janjeero, ahna xubin dhexaadka dhiigga jirka u gudbisa. ld wadno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

