wahsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Daal ka cararid darteed hawsha culays laga dhigo oo laga cagajiido. 2. ld wahsasho.
  2. (fiis.) Astaan maatarku leeyahay, ee sababta in ay walaxi iska caabbido isbeddelka ku imaan kara xaaladdeeda socod ama negi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wahsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wahso. ld wahsad, wahsi¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur