caajis
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-siin/-syo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Firfircooni la'aan; wahsi; daal. 2. C. ah: qof hawl nacayb, wahsi badan. ld cajis¹.
- Hawl qaban waayid; ka wahsasho; daal iyo cagajiid wax ku qabasho bilaabid; soo tabaryarayn. ld cajis².
Lamidka: cajis

