walaaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld walaaqid.1. Wax la rabo in ay isdhexgalaan qasid. 2. Meel deggan qas ka kicin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
walaaqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg walaaq². ld walaaq¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0