walacQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld walalac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
walalacQaabnax: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine IdeophoneMacnaha:1. Hillaac weyn ama is-haysta muuqashadi, baalqaadki. 2. Iftiin kasta oo sida kan hilaacaas isha mar u mara. ld walac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0