wamme
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Geed yar oo jilicsan oo lugtool ah oo korna ubax qurux badan ku yeesha, hoosna buruq kuusan oo kulul oo biir leh, oo xoolaha lagu dhacariyo, layskuna daweeyo. ld mawe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

