waswaas
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Macnaha:
- Shaki; isla-hadal; laballaabow. ld wiswis¹.
- Qof wax uu samayn lahaa ka shakiyid. Tus. “Cali muufadii uu lahaa buu ka waswaasay”. ld wiswis².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

