wees

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed faalala oo xooluhu, siiba geelu daaqo oo ur aad u lifaaqoon leh. 2. Ballaar; waasac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ballaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ballac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waasac

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. W. ah: aan ciriiri ahayn, wax badan qaada, ballaaran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur