wejitub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wejimacbuus; wejikaduud.
  2. Jirxumayn darteed cid wejiga u kaduudid.

wejimacbuus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof aan furfurnayan oo dad dhexgelkiisu yar yahay.