weyddiisasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg weyddiiso. ld weyddiisad.

weyddiiso

Qaabnax: f.lg3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax loo baahanyahay cid ka baryid.

weyddiisad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld weyddiisasho.