weynow
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-naaday, -naatay)
Macnaha:
- 1. Nafley wax weyn noqosho. 2. La w.: wax weyn cid ugu muuqasho. 3. Isla w.: qab iyo kibir isu yeelid. 4. Iskala w.: qof cid iska sarreysiin.
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-naaday, -naatay)
Macnaha: