weynaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg weynow. ld weynaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

weynow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley wax weyn noqosho. 2. La w.: wax weyn cid ugu muuqasho. 3. Isla w.: qab iyo kibir isu yeelid. 4. Iskala w.: qof cid iska sarreysiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

weynaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg weyn. ld weynaansho, weynin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur