woodidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg wood². ld wooteyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
woodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dad, m.l)Macnaha:Cod doorasho.Cod cid lago dooranayo bixin. ld wootee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
wooteynQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld woodid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00