wood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dad, m.l)

Macnaha:

  1. Cod doorasho.
  2. Cod cid lago dooranayo bixin. ld wootee.

wootee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-teeyay, -teysay)

Macnaha:

  1. ld wood².