xaaraan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Wax aan shareecadu banayn oo xalaal ka dhigin; booli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

booli

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Hanti qof lahaa oo qof kale si sharci darro ah u milkiyo.
  2. Hanti qof lahaa, qof kale si sharci darro ah ku milkiyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur