xaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xaar².
  2. eeg xaar.

xaar

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Macnaha:

  1. Wax xaaqid.
  2. Saxaro.
  3. Xaar dhigid.