xaarQaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1Isrogrogga: (-ray, -rtay)Macnaha:Wax xaaqid.Saxaro.Xaar dhigid.
saxaroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cuntada dadku cuno inteeda oogadu nacdo oo ka soo baxda futada; xaar.