xalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Maaro; mushkilo ama mas'alo maaro u helid.Biyo yar oo wax lagu dhaqay.Biyo yar weel ku mayrid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00