xalxalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xalxal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xalxalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Barbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan.Nabar caalliray barar iyo biyo yeelasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0