xambaaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xambaar². ld xambaar¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xambaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:La bixidda gabar la guursanayo xoog lagula baxo. ld xambaarid.1. Wax dhabarka ku qaadid. 2. Ku x.: cid xumaan dhaxalsiin. 3. Gabar guur laga rabo xoog kula bixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0